News and events

< Back

The City of Oulu recommends to celebrate Christmas with your own family only

The City of Oulu recommends to celebrate Christmas with your own family only. You can brighten up the days of the persons belonging to the risk groups from distance as well.

Even with the slightest symptoms stay at home and get tested.

See the instructions: www.ouka.fi/oulu/english/corona

-

Magaalada Oulu waxay ku talinaysaa, in kirismaska lala qaato qoyska oo kaliya

Magaalada Oulu waxay ku talinaysaa, in kirismaska lala qaato qoyska oo kaliya. Dadka xanuunka u nugul waxaa sidoo kale looga farxin karaa aaladaha fogaan aragga.

Haddii xitaa la isku arko astaamo xanuun oo aan weyneyn, waa in guriga la joogaa oo saamiga koronahana la iska soo qaado.

Halkan ka akhriso tilmaanbixinta: https://www.ouka.fi/oulu/english/corona

-

 

تُوصي مدينة أولو بالاحتفال بعيد الميلاد فقط مع عائلتك

تُوصي مدينة أولو بالاحتفال بعيد الميلاد فقط مع عائلتك. من الممكن مساندة الاشخاص الذين يتبعون إلى الفئة المعرضة للخطر وتهنئتهم عن بُعد أيضًا.
يتوجب حتى ولو كانت الأعراض بسيطة البقاء في البيت والذهاب لإجراء اختبار كورونا.

 

أنظر الإرشادات

Link

If you suspect you have coronavirus, read the information